Axmed Siilaanyo oo ka hadlay soo-dhaweyn loogu sameeyey magaalada Hargeysa oo uu muddo ka maqnaa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo muddooyinkii u dambeeyey dalka dibaddiisa ku maqnaa, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

siilaanyo

Xildhibanno ka tirsan goleyaasha Qaranka, masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Kulmiye iyo dadweyne tiro badan ayaa ka qayb-qaatay soo-dhaweynta madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo oo ay weheliso Marwadiisa Aamina Sheekh Maxamed Jirde.

 

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN