Axmed Siilaanyo: Hambalyo Madaxwayne Qaran (Ilaahay Cimrigaaga Ha dheereeyo)

Ugu horayn  Waxa aan halkan Ka salaamayaa dhamaan umada reer somaliland Meel Kasta oo ay Joogaan.

Salaan Ka dib Waxa aan aan Halkan Jeclaystay in aan Kaga hadlo Mawduuc aan ugu Hanbalyaynaayo madaxwaynaha Jamhuuriyada somalialnd mudane  { Ahmed Mohamed Mohamuud Siilaanyo} oo Safar ku Gaala Bixinaaya Gobolada bari tagayna Jiida hore ee Ciidanka Qaranka waxa aan leeyahay Mahadsanid Madaxwayne

Madaxwayne Siialanyo Waxa uu Dareemay in Ay Masuuliyadi Ka saarantahay Dhamaan Umada reer somaliland meel kaste oo ay joogaan Waxa uu Go,aan Shakhsi ah ku Qaatay in uu Soomaro soona waraysto Xaalka Dadkii doortay iyo Nolosha ay ku nooyihiin dhaqaale ahaan Caafimaad Ahaan Aqoon Ahaan iyo Nolol guud ahaanba  Waxa uu  Booqasho ku gaala bixiyayDhamaan Tuulooyinka iyo Degmooyinka jahmuuriyada Bari ilaa galbeed Woqooyi Ilaa koonfur

Waa Talaabooyinka Lagu Yaqaan Xukuumada ku taagan Wadada Saxda ah  AMA haysa Wadadii Ay ku Horu Marin Lahayd umadeeda iyo Dadkeeda iyo Dalkeeda

Waxa aan halkan hanbalyo Yagana uga dirayaa Wasiirada La socda Madaxwaynaha ee dhaxantaa iyo Bacadkaa La dhex maraaya Madaxwaynaha

Gabagabadii Waxa aan leeyahay Madaxwayne {Ilaahay Cimrigaaga ha dheereeyo Ha ku Barakeeyo Waxa aad Nagu Hagtay Wadadii Saxda ahayd ee Lagu Yaqaanay Umada Horu Marata  Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Madaxwayne ayaan ku leeyahay

Cabdibaasid Aadan

europeansystem@hotmail.com