[Akhriso ]:- Mucjisooyin Ku Lamaana Safar Uu Boqorka Sucuudigu Ku Tagay Dalka Indonesia Oo Layaab Ku Noqtey Guud Ahaan Caalamka Iyo Dalkaasba + [ Sawiro

Indonesia (SLpost):- Boqorka Sacuudiga Salman oo 81 jir ah, waxaa booqasho sagaal

maalmood ah uga bilaabatay dalka ugu dadka badan dunida Muslimka ee Indonesia.

Image may contain: one or more people and people standing

 

Boqorka wafdigiisa oo degay afar hotel oo ku yaal caasimadda Jakarta wuxuu ka kooban yahay wafdigu 1500 oo qof oo ay ku jiraan 25 amiiro iyo tiro wasiirro ah.

 

Wuxuu wataa459 tan oo boorsooyin ah, baabuur u gaar ah, jaranjarooyinka dayaaradaha oo soconaya oo dahabi ah. Waxaa la socda in ka badan 150 shaqaalaha cuntada kariya oo 24 saac shaqeynaya.

Waxaa loo diyaariyay toban kun ciidan ah oo ammaankiisa waardiyeynaya.

Markii ugu dambeysay ee boqor Sacuudi ah uu booqdo Indonesia waxay ahayd 47 sano ka hor.

Image may contain: airplane and outdoor

Image may contain: 5 people, people standing and suit

Image may contain: 2 people, outdoor

Image may contain: one or more people, crowd and outdoor

Image may contain: 13 people, people standing