Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda oo Kormeeray Habsami-u-socodka Imtixaanka Shahaadiga ah ee gobolka Saaxil

Berbera (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Abokor oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Wasaaraddaas iyo maamulka waxbarasho ee heer-gobol, ayaa maanta kormeer ku maray goobo ka tirsan gobolka Saaxil oo ay ka socdaan imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada H/Dhexe iyo Sare ee dalka oo maalintii Shanaad maraya.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKA HOOSE