Afhayeenka Madaxtooyada oo Xilkii Kala Wareegay Afhayeenkii Hore

 

Hargeysa(SLpost)- Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa maanta xilkii ku wareejiyay afhayeenka cusub ee madaxtooyada.

 

Xilwareejintan ayaa ka mid ahayd xilwareejinta guud ee wasaaradda madaxtooyada lagula kala wareegayey.

 

Halkan ka Daalaco Khudbadda iyo wareejinta Afhayeenkii Hore:

https://www.youtube.com/watch?v=LsJwrrtq4vU

 

Halkan ka Daalaco Khudbadda iyo Guddoonka xilka ee Afhayeenkii cusub