Abwaan HD Weedhsame oo Daahfuray Maansooyin Sawir ka bixinaya Xaaladda dalku ku sugan yahay xilligan

WEEDHSAMEHargeysa (SLpost)- Abwaan Xasan Daahir (Weedhsame), ayaa Kulan-Sugaaneed ballaadhan oo Habeen hore uu ku qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ku soo bandhigay Maansooyin Cusub oo uu sawir kaga bixinayo Xaaladda siyaasadeed ee dalku xilligan ku sugan yahay, isaga oo maansooyinkiisa si gaar ah ugaga hadlay DAMIIRKA BULSHADA iyo saamaynta Siyaasigu ku yeeshay.

Abwaan Weedhsame waxa uu bandhig-suugaaneedkiisa ku soo qaatay saddex maanso oo uu ugu wanqalay GONDAAL, DURRAAN iyo HIMILO, kuwaas oo uu si farshaxan ku dheehan yahay ugaga faallooday xaaladda dhaqan-dhaqaale, siyaasadeed ee dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA ABWAANKA