Xuska Malintii Dhagax Tuurka Dhalinyarta Somaliland Oo Manta Siweyn Loo Xusay Iyo Khudbadihi Laga Jediyay Madashasi.

Hargaysa(SLPOST)-Xuska malinta dhagaxtuurka dhalinyarada Somaliland ayaa malinkii shalay ahaa la xusay,xuskan ayaa waxa kaqeyb galay wasiirka dhalinyarad iyo ciyaraha Somaliland md:Cali Siciid Ragal wasiirka waxbarshada iyo tacliinta sare  mr:Samsam Cabdi Aadan marwadii hore ee madaxweyni geeriyoday Kaltuun Xaaji Dahir Ilmi iyo ururkii bilabay malintii dhagax tuurka ee UUFO iyo  dad weyne fara badan oo ay kamid ahayeen  dhalinyaro .

Xuskaan oo ay soo qaban qabisay  dalada heer qaran ee dhalinyarta somaliand ee SONYO ayaa waxa lagu qabtay maxkamad gobolka maroodijeex horteda oo uu ka dhisan yahay taalo lagu magacdaray qofkii ugu horeyay ee tuura dhagax isla markan ay ku dhuftaan  xabad kali taliyihi Maxamed Siyaad Baare oo ay dhiigisa dhulka uu datay waxana uu ahaa mujaahid  BaareXaaji Cilmi .

Ugu horeyntii waxa halkaasi kahadlay gudomiyaha dalada dhalin yarada somalialnd md:Mubarig Ismaciil Taani waxana uu ka shekeyay sida bariga ay wax uu tabaneyeen dhalinyaradii bilowday dhagax tuurka waxana uu shegay in ay dhalin yartasi donaysay madaxbanin ay dalkoodu yeesho mantan ay tahay wax lagu fano guusha ay soo hoyeen    waxana uu yidhi isaga oo kahadlaya, “Maanta waa maalin wayn oo qaran waa malintii dhalinyarada Somaliland waa malin anu ku xusayno dhacdo mihim ah oo tariiqi ah oo ah malintii dhiggi ugu horeyay ee loo shubo dhiig xoriyada dib ulo soo noqo shadii jumuriyada Somaliland ee habowday ama luntay 1960mantana uu kentay halgan kaasi uu kenay in dhalin yarti jamuuriyada Somaliland ee sidetamaadkii manta ta jamuriyada Somaliland codkooda ay cidna ku ridaan cidna ayku soo saran o xoriyaad iyo dumqiradoyad ,ayaa uu yadhi gudomiya dhalinyarta somaliland waxana uu intaa kusii daray, dhalinyartii xilagasi waayo adag iyo duruuf ayaa ay ku nolayeen mantana dhalinyartu ma duruuf laa oo duruuf ka duwan tii hore ayay ku nool yihin oo shaqo la,aan ayaa haysata iyo tahriib iyo wax yaalo kale gedisaan oo dhalin yartu ay uu baha yihin in wax lagala qabto ,manta waxay haytaana waxay haystaan xukumad iyo dad jecel oo u dhago nugul oo dhagaysanaya durufdoda una hegan ah in wax lagala qabto ,waxaan hanbalyo iyo bogaadin uu gudbinyaa dhalinyartii UUFO  waxanan leyahay waxaad tihin halyeyo ku suntan tariiqda Somaliland waxaad tihin rag gartay doorkodi waxaad tihin dhalin yaro qatay kalintodi wakhtiga dhalin yara Somaliland waxaan ugu baqayaa in ay qataan kalin tooda waddaninomo dhalinyaro nimo ee kaga adan horomarka dalka iyo nabad galyada wadaanka  ee ruunti durufo inagu gedaaman ee nabad galyo iyo sida looga wada xun yahay jamuriyadenan koban ee cidna anau aqoon sanaymarkaa wanu uu bahanahay in anu garab istagno dowladeena in anu garab istaagno dad keena oo anu adkayno waxay dadkenu uu soo dhinteen ee socelyay xoriyadeen luuntay waxanan halkan tacsi ugu dirayaa dhalinyartii ku geriyaatay dhagax tuurki wakhtigaa bilaabmay  waxanan gaar ahaan tacsi uu dirayaa mujahid BaareXaaji Cilmi oo ahaa qofkii ugu horeyay ee xabadi  ugu horay say ay ee rajiim ku dhacday  oo taladiisuna manta halkaan ka dhisaan tahay .

Waxa iyadu halkaa ka hadashay Marwadi madexweynihi giiriyoday ALLAH a uu naxariisteen Maxamad Xaaji Ibraahin Cigaal Marwo Kaltuun Xaaji Dahir Cilmi  oo ayadu kamid ahayd dhalinayardi malintaa ku jiray dhagax tuurka waxayna is barbar dhigtay xoriyada manta iyo nabad galyada wadan ka ka jirta iyo waxi malinta haystay waxana ay tidhi iyada oo ka hadlaysa Kaltuun X. Dahir Cilm, “Maanta waa malin weyn loo ma qadirin Somaliland qimaha ayku lehayd malintaa anu dhagaxa turaynay rijuumki siyaad bare waxanu ku lahayn in anu dhimano iyo in anu dhacsano malinta wax nagama dhaxaynay nin waxaan in idiin leyahay xoriyadu waa qali ninka gumaysi soo arkay iyo ninka cidhi soo arkay ayuun baa yaqana dhalinyarta manta cabudhin badaan lamay kulmin lakiin ana labadii afka isku hyaba labaa soo basasi jiray alxam dululilaa manta meel ficaan ayaanu maray naa waxaan idiin leyahay nimcada uu ILLAHAY inaa siyay ee uu inagu maynaystay nabad galyada uu ilahay ina siyay ee dagaal ka bacdi ina siyay anu ilaa shano dowladnimada wanaag san ee ILLAY inaa siyay ee anu 20sano soo kabkabaynay waxaan idin leyahay anu xejisano dadkana ekenay nabad galyadaa .

Dhanka kale waxa isna halkaa kahadlay  Baashe  cabdi yuusuf . oo kamid ahaa dhalin ayrtii ayagu xidhnaa wkhtigi la mudaharadayay ayaa shegay in ay malintasi ay bad badiyeen dhalinyaradi dhagaxa tuuray say waxana u shagay in ay dilku xukun nayeen .

manta 32sano ka hor anugu waxaan ku xidhnaa jeel hadii anay dad kaasi dhalinyaradaa dugsiyada kabaxday iyo hoyoyinka iyo caruurtu anay anay dhagax tuurin waxaan uu malaynayaa in anay mid qudha ana lanaga heleen waayo dhmaan tayo waxaan ku xidhnay jeel waxaan lanoogu tala galay Diil waxa na bad badiyay waa dhagaxaa waxanan ad iyo ad ugu frxayaa in manta la xususto malintaa oo dib loo xuso taiqdana hadanad adugu shegen walaguu shegayaa anugu waxaan waanka maqnaa wadaanka waxaanan jogay wadaanka maraykanka intana isk man maqnayn ee waxaan waday 14sano kiiski Cali Samatar wana ku gulay sanay waxaan donayaa in an uu shego dhalin yarta manta idinkaa naga cilmi badaan markaa loo eego malinti xaqudiriki man da weynay  27jir ayaan haa  waxa weeyi dhalinyara idinkaa musdaqbalkii ah idinkaa wadaankan leh ilaashada garaab tagnada yaan laydiin tumin durbaan qabyaladed,” ayaa uu yadhi Baashe  cabdi yuusuf.

Gabogabo waxa halkaasi soo kunaday wasirka wasarada ciyaaraha iyo dhalinyara md: Cali sicd ragal oo halkaasi kasoo jediyay hadalo waxana uu ushegay dhalin ayara in ay ilaa shadan nabad galyadoda iyo qarannimadoda waxana wasiirka oo kahadlaya hadaldisii kamid ahaa.

Waxaad xusuusan kartaan oo cadaan oo dhab ah sida nabad galyada ah wanaaga ah quruxda ah ee anu ku tagan nahay tariikhdaa la xusayo dhulkii an cidi istaagi jirin ama cidi isugu iman jirin sida manta anu ku fadhino ee anu ku qudbadaynayno ee anu ku ciyarayno ee anu ku xaragago nayno waxay ilatahay dhakhsi kasta  inta saa kaga filan guushaa iyo xornimadaa iyo horimarkaa anu gaadhnay ,waxaynu lenahay dadkii usoo halgamay qaraan kan dhalin yaro wayeel sarakiil cid alale cisdii usoo dhimatay fataxaan anu uu maraynaa in uu janadii geeyo oo u ka warabiyo ku waa nool na ee joga iyaga iyo waxay dhaleenba in ay sharaaf iyo cinsi ku nooladan .waxaynu fataxada uu maraynaa uururkii uufo ee macalimiinta uu uu badnaa oo ragkamid ahi manta goob jog yiihin oo ruunti tariikhweyn Somaliland manta ku leh oo kamid ah kuwii ardeydi ay wax uu dhigi jireen bilabay mar hadannay qoryo haysan in ay wadaanka ku xoreyaan dhagax iyagana waxaynu lenahay kuwii dhintay ILLAHAY jontufartaysa hageeyo kuwa noolna waxaan lenahay intaan nooshihiin tariikhbaad ledihin ee halkaa kasii wada  ,waxaa ogaatan nabdgalyo ayaanu gaadhnay horimar ayanu gaadhnay waxqabad banu gaadhnay tacliinbaynu gaadhnay manta watii la shegay in dhalin yarta haalkaa joga majooroti in anay jogiin xiligii halganki bilowday lakin wa inay tariikhda ku bartaan oo cidwaliba oo gaato dhalnyara ahi wixii looso maray wadaankan iyo dadkii ku geeriyaday dhismayashi ku burbaray iyo kharihi badnaa ee loo somaray xornimadan iyo nabadgalyadaan ,waxaan iidin farayaa oo idinkula dardar maya dhalinyara somaliland meel ad jogtaanba in aduun ila shataan qaranimadina goonisutaga madaxbananida Somaliland oo ad ilaa lisaan nabd galyada dalka amniga qranka oo ad bixisaan cashuurta dadka iyo dalkaba lagu maamulayo , manta waad ogtihiin cid badaanba ka xuun nabadgalyada anu ku fadhino hori marka anu gaadhnay dowlad wanaaga kala dabaynta iyo mamulkeena hagagsan wa in aad fojignan badan uu lahataan waa in ad ka diyar garow daan cadowga inu soo dulaya ad gacan bira ku qabataan  doorkan doorka xigana waxan ILLAHAY  ka baryaya cafimaad horimar aqoon sigii Somaliland oo la helo ILLAY inagu gadhsiiyo ayaan baryayaa ,dhalinyara Somaliland waxaan uu shegayaa waa loo dadalayaa xukumada Somaliland ee uu madaxda ka yahay md:Axmed Maxamd Mxamuud Silaanyo ee u madaxweynaha ka yahay waxay ku dadalaysaa in ay dhalinyara Somaliland waxay uu qaban kartoo ay uu qabato waxii ay uu tari karto ay uu tarto shaqo abuur ay uu samayso waxayaalo badan ay kalo howl gaasho lakiin idin kana waxaladiinka baahn yahay in adun samir iyo duulqaad yeelataan  oo ad dalkiina uu samirtaan oo ad dadkiina uu smirtaan oo cilmigaad barateen ugu fa,idaysaan oo tahriibta iyo mashakilalaadka iyo burcadbedeka iyo dadka xanunada xun ingu soo wada adka digtoonataan ayaa indinkula tardarmayaa guul ayanan idiin rajaynayaa  .

Somalilandpost

Hargaysa

C/waahab guled

halyay222@hotmail