“Xukuumaddu Waxa Ay Baankii Ka Dhigtay, Bakhaar Lagu Xareeyo Lacagta Duuga Ah” Xildhibaan Xoog

Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka mid ah guddida arrimaha guddaha ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si faah-faahsan uga hadlay  xeerka maydhitaanka lacagaha

 

Xildhibaan-Xoog

 

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.Hargeysa