“Xukuumaddu iyadaa Madax-dhaqameedka Diranaysa” Xogahayaha Warfaafinta WADDANI

Hargeysa(SLpost)- Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe), Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay wararka sheegaya in madaxdhaqameedku ka qaybgalayaan wadahalada Somaliland iyo Soomaaliya, islamarkaana masuuliyiinta ka tirsan xukuumadda u soo jeediyay in la ixtiraamo xeerarka u yaalla dalka,isagoo ka hadlay wada hadalka Somaliland iyo Somaliya iyo qorshihii warbaahintu baahisay ee sheegayay inuu Turkigu waddo .

Boobe Yuusuf Ducaale,waxa uu fariin u diray wasiirka arimaha gudaha Somaliland iyo qaar ka mid ah madaxdhaqameedka isagoo sheegay inay bulshada marin habaabinayaan.

Halkan ka daawo Shirka Jaraa’id ee Boobe Yuusuf Ducaale:

https://youtu.be/Xu495yN9qyo