Xukuumadda oo Ballan-qaaday inay Magaalada Hargeysa biyo ku filan Heli doonto Sannadkan 2014

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday qorshe ay u diyaarinayso sidii magaalada Hargeysa biyo ku filan u heli lahayd sannadkan maanta bilowga ah ee 2014-ka.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta hadal ka jeediyey Carwada Lixaad ee ganacsiga Somaliland oo Hargeysa laga furay maanta, ayaa sheegay inay Shacabka magaalada Hargeysa sannadkan heli doonaan biyo ku filan.

Halkan ka dhegayso hadalkii Madaxweyne ku-xigeenka