Xukuumada,Ganacsatadii Haamaha Shidaalka Kiraysatay iyo Shaqaalii Haamaha Oo Isku Jiq Ah

Berbera(SLpost)-Wasiir ku xigeenka warshadaha Cali Dhagole ayaa daboolka ka qaaday inay isku dhaceen maamulkii ganacsatada ee ay ka kireeyaan haamaha shidaalka isla markaasna uu talaabo ka qaaday, waxaanu wasiir ku xigeenku sheegay inay ilaalinayaan xuquuqda shaqaalaha haamaha shidaalka.

 
https://youtu.be/Ilp8fDMerFI