“Xukun Milatari Xal u noqon maayo dhibaatooyinka Jira” – Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga Waddani, ayaa si adag uga hadley xaalada deg deg ah ee Madaxweyne Biixi ku soo rogay degmooyinka Ceel-afweyn, Gar-adag iyo Ceerigaabo, in Xukun Milateri aanu xal u ahayn dhibaatiyinka ka taagan Somaliland.