Xoogsatada Hilibka ee Nafaqo oo Ka Qaylisay Shirkada Hilibka Qasha ee Maandeeq Oo Lacagtii Ku Labanlaabtay

Hargeysa(SLpost)-Ururka xoogsatada hilibka ee Nafaqo ayaa cabasho oo xoogan ka muujiyay qiimha lagu qalaayey neefka xoolaha ah oo shirkada qasha ee Maandeeq ku laban laabtay, dadkan ka shaqeeya iibka hilibka xoolaha ee magaaladda Hargeysa ayaa si sare uga cawday qiimaha shirkadaas ay wax ku qali jirtay oo ay laban laabtay, waxaanay xukuumadda dhaxe u soo jeediyeen inay arinta faraha la soo gasho.

halkan ka daawo
https://youtu.be/j79n7UGo19Q