XOGTA DAHSOON: Ubaxii u Ekaaday Aadamaha & Xayawaanka

reeKoonkan aynu ku noolnahay waxaa ka jira deegaano badan oo leh muuqaalo dabiici ah sida buuraha, harooyinka, geedaha iyo qaar kale oo badan oo muuqaalkoodu u eg yahay ka aadamaha, iyadoo ubaxa loo aqoonsan yahay inuu ugu horeeyo unugyada quruxda u yeela deegaanka, waan amid ka mid ah kuwa ugu quruxda badan makhluuqaadka deegaanka, iyagoo aanay waxweyn ku kala bedelnayn ubaxyada ama flower-ka ka baxa dacalada dunida, inkastoo ay jiraan kuwo ka duwan oo soo shabbaha muuqaalada basharka aadamaha iyo weliba xayawaanaadka. Iyadoo u ekaanshahaasi dhaliyey la yaab iyo fajaciso ku timaadda in badan oo dadka dunida ka mid ah.

https://youtu.be/-AlMzEuxyF8