Xisbiga WADDANI oo tafaasiil ka bixiyey Ujeeddada Shirka Qaran ee Axsaabta Mucaaradku Qaban-qaabadiisa ku Hawlan yihiin (DHEGAYSO HADALLADA MASUULIYIINTA)

Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Hoggaanka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Xaruntooda magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay Ujeeddada Kulan Dood Qaran ah oo lagu faaqidayo xaaladda siyaasadeed ee dalka, kaas oo labada Xisbi-mucaarad ku hawlan yihiin Qaban-qaabadiisa.

Waddani_Shir talo-qaranShirkan jaraa’id waxa ka hadlay Xubnaha Xisbiga Waddani ugu jira Guddiga Qaban-qaabada Shirka talo-galan oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Guddidaas Dr Maxamed Cismaan Fadal oo ay weheliyaan Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcadde, Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte iyo Hanti-dhowraha Guud ee Xisbiga Waddani Xasan Xuseen Codyare.

Halkan ka dhegayso Hadalladooda

Radio1. Dr Maxamed Cismaan Fadal

Radio

2. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde

Radio3. Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte

Radio 4. Xasan Xuseen Codyare.

 

SOMALILANDPOST.NET/