Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacsi u diryaan xaasaskii, caruurtii, eheledii, qaraabadii iyo dhmaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Gudoomiye ku xigeena 1aad ee Golaha Guurtida JSL Marxuum Axmed Nuux Furre oo MAANTA ku geeriyooday magaalada Hargeisa.
Waxa ay Marxuumka Eebbe uga barayayaan Naxariistii Janno inuu ka waraabiyo, dhammaan ehelkii, Qarabadii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin