Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Kala Qaadista Labada Doorasho

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay go’aankii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ku kala qaaday doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha  Wakiillada oo ay maanta cod ku meel mariyeen Xildhibaanada Golaha Wakiillada.

faysal-newone

 

Go’aankan kala qaadista labada doorasho ee Guddoomiyaha xisbiga UCID ka hadlay, ayaa dalalka Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka iyo dimuquraadiyada ay Madaxweyne Siilaanyo  ugu baaqeen inuu ka noqdo talaabada uu ku kala qaaday labadan doorasho.

 

 

 

Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.

 

Somalilandpost.net