Xisbiga shaqalaaha ee Britain oo hogaamiye cusub doortay

Uk(SLpost)-Xisbiga shaqaalaha ee Labour-ka ayaa hogaamiye cusub u doortay Jeremy Corbyn. Waxuuna hogaamiyahan cusub balanqaaday inuu xisbiga midayn doono.

hh

Guusha uu ninkan ka gaadhay inuu hogaamiye ka noqdo xisbiga Labour Party ayaa sheegay inuu xisbigiisa uu awalba midaysnaa waxuuna meel fagaare ah kala hadlayay dad isugu soo baxay magaaladda London.

Hogaamiyahan cusub waxuu dowlada ugu baaqay inay caawiyaan qaxootiga.Waxaana jirta dareen xisbiga labour-ka dhexdiisa ka jira.

Ninkan lagu magacaabo jeremy Corbyn ayaa dhowr iyo lixdan jir ah muda dheerna waxuu ka tirsanaa xisbiga shaqaalaha.