Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Dagaalkii SHalay DHexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Maamul goboleedka Puntland

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga wadani Axmed Muumin Seed oo ka hadlay xaalada dagaal ee ka aloosan gobolada bariga Somaliland isagoo eedayna u jeediyay maamul-goboleedka Puntland fariin culusna u diray

https://www.youtube.com/watch?v=QUl1Xi9ftVg