Xisbiga KULMIYE oo Xaflad soo dhawayn ah u Sameeyey Siyaasiyiin ka mid ahaa Xisbigii UDUB iyo Xubno iska Casilay WADDANI

Hargeysa (SLpost)- Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhawayn ballaadhan u sameeyey siyaasiyiin ka mid ahaa haldoorkii xisbigii saaxadda ka baxay ee UDUB iyo xubno iska casilay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

saylici_muuse

Xaflad bilicsan oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa maanta, waxa hoggaanka KULMIYE iyo kaadirka xisbigu ku soo dhaweeyeen xubno siyaasiyiin soo maray wasiirro iyo xilal kale oo kala duwan iyo taageerayaashooda, kuwaas oo ay ka mid yihiin;

sayliciWasiirkii hore ee Madaxtooyada Nuux Axmed Cismaan, Wasiirkii hore ee Warfaafinta Axmed Xaaji Daahir, Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Gaashaandhigga Axmed Maxamed Filanwaa, siyaasi Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro, xildhibaan hore Ismaaciil Mire Maxamed, Sacad Sheekh Cabdiraxmaan, Naasir Qallinle iyo Mujaahid Xasan Ganey, halka Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boosaha iyo is-gaadhsiinta Cali Cilmi Geelle oo isagu ka mid ahaa Guddiga Fulinta ee xisbiga WADDANI uu halkaasi ka shaaciyey inuu ka baxay xisbigaasi, kuna soo biiray xisbiga KULMIYE.

DAAWO SAWIRRO

https://scontent-bru2-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/14344817_298267593870300_1597223817223389251_n.jpg?oh=c40f09310b7fae7615bf2e500e97b878&oe=5882AC3A
https://scontent-bru2-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/14358853_298267607203632_4164685267314868000_n.jpg?oh=9ae090097ab341307040793ea29a4b7c&oe=5838547A
https://scontent-bru2-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/14364681_298267713870288_887404436327367243_n.jpg?oh=138b30cc5f535b84ae7339b8e1e7236b&oe=588490F7
https://fbcdn-sphotos-c-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xla1/v/t1.0-9/14355619_298267683870291_194181915559285684_n.jpg?oh=673f54fdd3e28ed4c4f855bddc66f043&oe=58386FCA&__gda__=1483905404_8f5464d03b29002ef0d21f73c5596e2e
https://scontent-bru2-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/14355578_298267710536955_1890202089771835238_n.jpg?oh=43ff87b174f8d4f45c377bdcd3310929&oe=58811124
https://scontent-bru2-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/14292444_298267813870278_250007978736635017_n.jpg?oh=c87671b6f29cb5c96996f8f2133c19fd&oe=58402481
https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xtf1/v/t1.0-9/14333742_298268023870257_7228958398633467080_n.jpg?oh=c78b7d1d16fac25f8c0126ed4cebdd4e&oe=5884C56E&__gda__=1484508725_fa80bec0453fca9aa643d6dc278194c0
https://scontent-bru2-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/14319891_298268047203588_8227019214072645507_n.jpg?oh=3649cf3db8f1042506cd896523a6b347&oe=583DA1B3
https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpt1/v/t1.0-9/14322576_298268380536888_8647400084958418053_n.jpg?oh=a2fee6ec198363caa1eea5148755dac3&oe=586E4E8C&__gda__=1480331144_e9f62676467008ad52adc25c08f36119
https://fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xlp1/v/t1.0-9/14322758_298268530536873_2980150320290988201_n.jpg?oh=136b94426ae1394e873a733296e99d6b&oe=583FA3B5&__gda__=1484612775_87b626bdf2d8cb98385dd9c847d62614
https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpa1/v/t1.0-9/14322678_298268513870208_3827104724157338586_n.jpg?oh=884e0815d6f3ee8b61b918b703f74d69&oe=58822F15&__gda__=1480195501_8f0bccfeaeb363fa91598cf387c4bc4f