‘Xisbiga Kulmiye Imika Waa Muuse Uune Ha Ku Dhaga Barjoobina” Cukuse

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa si diiran u salaamay Muuse Biixi oo lagu xasuusto inuu yahay masuulkii koowaad ee fadhiyay shirkii lagu doortay ee si toos ah codka diidamada kala horyimaada Muuse Biixi, hadaba halkan ka daawo hadal kooban oo uu haatan uu yidhi wasiir Cukuse.