Xilkii Wasaaradda Madaxtooyada oo Maanta lala Kala Wareegay

Hargeys(SLpost)-Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa saaka si rasmi ah xilkii wasaaradaas ugu wareejiyay Wasiirka cusub ee madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi.

Xaflad balaadhan oo lagu qabatay xarunta Madaxtooyadda ayuu Wasiirkii hore ee Madaxtooyaddu ku tiriyay xilkii uu xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ka hayay shan sanno iyo dheeraadkii ay jirtay.

 

Halkan Ka Daalaco Khudbadda Wasiirka Cusub ee Madaxtooyadu Jeediyay:

Halkan Ka Daalaco Khudbadda Dheer oo uu Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadu Kaga Waramayo waxa uu soo qabtay iyo Xilwareejintiisa: