Xildhinaan Cabdiqaadir Jirde oo ka sheekeeyey Dhacdooyin aan hore loo xusin oo uu uga soo joogay Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah siyaasiyiin waaweyn ee dalka, ayaa hadal uu ka jeediyey Munaasibad loogu ducaynayay Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Ibraahim Cigaal oo ku beegnayd sannad-guuradii 16aad ee ka soo wareegtay Geeridiisa, waxa uu ka sheekeeyey Dhacdooyin aanay bulshadu hore u maqal oo uu goobjoog ka ahaa ama dhexmaray marxuumka.

raasamaalHaddaba Muuqaalkan hoose ka Daawo Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo madasha xuska sannad-guurada 16aad ee ka soo wareegtay Geerida Marxuumka kaga sheekaynaya dhacdooyinkaas.

https://youtu.be/mPmGe5avSNg