Xildhibaanada Iyo Wasiirada Reer Somaliland ah ee Muqdisho Jooga Oo Soo Saaray Bayaan Muujinaya Siday Quus Uga Joogaan Midnimada Somaliland iyo Somaliya

 

 

Muqdisho(SLpost) – Xildhibaannada iyo wasiirada Somaliland ka falaagoobay ee xilalka ka haya xukumadda Muqdisho ayaa muujiyay siday faro madhan uga taagan yihiin qorshaha midnimada Somaliland iyo Somalia, iyagoo yidhi in la kala go’o iyo in la midoobo waxba uma dhexeeyaan kadib markii ay saamigii ay rabeen ka waayeen xukumadda Muqdisho.

 

Xubnahan ayaa saami qaybsiga Somaliland hore ugu hungowday ka raadinaya xukumadda Xamar, waxayna sheegeen inaanu u muuqan fikir Somalia ka jira oo ku salaysan hanaan qaran balse ay jiraan wax qaybsi ku kooban wixii xilligii gumaysiga loo yaqaanay Italian-somaliland.

 

 

Hoos Ka Akhri Baaqa Masuuliyiintaas oo Ka Kooban 5 Bayj;

xil01 xil02 xil03 xil04 xil05