Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Fara-gelin Ku Hayso Golaha Wakiillada

Hargeysa  (SL.Post) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka dayriyay xaalada uu ka suganyahay Goluhu ee heshiiska DP World.

 

 

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble waxaa uu sheegay in heshiiska ay xukuummadu la gashey Shirkada Dp World ee dekada Berbera golahaasi khasab lagaga ansixinayo.

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost.Hargeysa