Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Digay Saldhiga Milatari Ee La Sheegay Inay Xukuumaddu Imaraadka Heshiiska Kula Gashay Madaarka Berbera

(SL.Post) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland, isla markaana laga soo doortay gobalka Saaxil waxaa uu si adag uga hadlAy saldhig militery oo la sheegay in magaalada Berbera laga siin doono dawlada Imaaradka Carabta

xildhibaan-siciid

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.News