Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska oo Soomaliland ku Ammaanay Qaabkii ay u qabsoontay Doorashada Madaxtooyada

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa Soomaliland ku Ammaanay Qaabkii ay u qabsoontay Doorashada Madaxtooyada oo uu ku tilmaamay mid xorta iyo xalaal ah loo qabtay, waxaanu sidoo kale bar-bardhig ku sameeyey Doorashooyinka ka dhaca dalalka Bariga Afrika oo uu tusaale u soo qaatay Doorashadii Sannadkan ka dhacday dalka Kenya.

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO