Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Xeerka Baananka Ganacsiga Ee Golaha Wakiillada Hor-yaala

(SL.Post) Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-Dheere) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha WLakiilada Somaliland,  ayaa uu sheegay in aanu isagu garanayn sabab loo hor-istaago in la ansixiyo Xeerka bangiyada caalamiga ah.

hqdefault

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere waxa kale oo uu sheegay in Bangiyada caalamiga ahi ay ka shaqeeyaan dhamaan dawladaha islaamka ah,  isla markaana golaha la hor-keeni  oo cod loo qaadi doono

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.net