Xeer-ilaalinta oo soo bandhigtay Dacwado loo hayso CabdiMalik Coldoon

Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Xeer-ilaalinta Guud, ayaa soo bandhigaya nooca dacwado loo haysto Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddo laba bilood ku dhow u xidhan qoraallo uu ka baahiyey dugsiga Abaarso Tech ee magaalada Hargeysa.

 

Xeer-ilaalintu waxay shaacisay Saddex dacwadood oo uu u xidhan Yahay Suxufigu, kuwaas oo laba ka mid ah dhibbane u yahay Dugsiga Abaarso Tech.

 

Faahfaahinta Warkan kaga bogo muuqaalkan Hoose