Xabaalaha Qadiimiga ah ee Arabsiyo oo Dhul-boob lagu hayo iyo Baaq loo jeediyey Xukuumadda iyo Qurbejoogta

 

Arabsiyo (SLpost)- Cuqaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Degmada Arabsiyo, ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in laga taageero Deyr lagu wareejinayo Xabaalaha Qadiimiga ah ee Degmadaas oo xilligan dayacan.

Guddi Isu-xil-qaanta inay deyr u wareejiyaan Xabaalaha waxa ay sheegay in dhul-boob lagu hayo Dhul bannaan oo loo baahan yahya in xabaalaha lagu kordhinayo, sidaa awgeed loo baahan yahay in badbaadiyo dhulkaas bannaan iyo xabaalahaba oo deyr lagu wareejiyo.

Muuqaalka Hoose ka daawo Warkan oo faahfaahsan