Wershadda Ufresh Somaliland

Wershadda Sharaabka iyo cuntada fudud ee Ufresh waa mid ka mid ah maalgeshiga laga hirgeliyey gudaha Somaliland. Shirkadda Ufresh oo ay maalgashadeen Ganacsato u kala dhashay Somaliland iyo China, waxa ay soo saartaa dhammaan Noocyada kala duwan ee Sharaabka, Caanaha, Macmacaanka, Buskudka iyo Wax-saar kale oo markii hore laga soo dhoofin jiray dalka dibaddiisa.

 

Wershadda Ufresh Somaliland waxa ay xarunteeda Guud ku taallaa Magaalada Hargeysa, iyadoo xafiisko kala duwan ku leh gobollada dalka.

 

 

 

Videos About UFRESH INDUSTRIES