Weftigii Uu Hoggaaminayay Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Soo Laabtay Caynaba

Laaasacaanood  (SL.Post) Weftigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo socdaalka ay kicitimeen ku gaadhay Laasacaanod, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Caynaba.

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa