Weftiga Somaliland ee Kenya Ku Sugan oo Socdaalkooda ka Warbixiyay

Nairobi(SLpost) – Madax Somaliland ka socda oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sharaxay kulamo ay halkaasi ku yeesheen wadamada caalamka. weftiga ayaa ujeedka socdaalkiisa ku sheegay is xaal waraysiga Somaliland iyo hay’addaha iyo dalalka wada shaqayntu ka dhaxayso.

 

Wasiirka arrimaha dibadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay kulamo la qaateen hay’addo caalami ah, baniga aduunka, bangiga horumarinta Africa iyo madax kale, kuwaasi oo ay xoojinta iskaashiga labada dhinac ak wada hadleen.

 

Guddoomiyaha maxakamadda sare Aadan Xaaji Cali, ayaa isna sheegay inuu olole badan ka galay sidii garsoorka somaliland u heli lahaa taageero dibadeed

 

https://www.youtube.com/watch?v=ELt_F5M5-V8