Wefti Xukuumadda ka tirsan oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dhahar (COD + SAWIRRO)

Dhahar, 23 January, 2012 (SLpost)- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo wasiirka Hormarinta Deegaanka iyo Arrimaha reer miyiga ee Somaliland ayaa maanta waxaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Dhahar.

Wasiirka waxaa socdaalkiisa ku wehelinayay taliyaha ciidanka Booliska Gobolka Sanaag Gen. Caydiid Axmed Nuur, Duqa Magaalada Dhahar iyo Waliba Siyaasi Axmed Aadan Gurey ahna madaxa Dhahar Construction oo isla markaana barnaamijyo badan ka fuliyey degmada Dhahar.

HALKAN KA AKHRISO/DHEGAYSO/DAAWO WARBIXINTA WEFTIGA