“Waxaanu Doonaynaa In WADDANI Aanu Noqon Xisbi Ku Meel-gaadh Ah” Guddoomiye Cirro

Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa khudbad uu arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay xilka Guddoomiyaha xisbiga ee uu ku wareejinayo Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde.

 

 img_0461

Halkana ka daawo.

 

Somalilandpost.net