DHEGAYSO: “Waxaan Ka Raali Galinayaa Xukuumadda Eedaymo Uga Yimi Xubno Ka Mida Bahdda Garsoorka” – Guddoomiyaha Maxka Madda Sare Yuusuf Ismaaciil

guddoomiyaha maxkamada sareHargeysa (SLpost) Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa sheegay in uu Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ka raali-gelinayo eedaymo uga yimid Xubno ka mid ah Bahdda Garsoorka Somaliland.

 

Halkan Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland