Hargeysa (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka, ayaa maanta si wada-jira ah u soo dhaweeyey Generaal Jamaal Baaxad oo ka mid ahaa Jabhad dibad-meer ah oo uu hoggaamiyo Generaal Caare, kuwaas oo ku mucaaraday Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.
FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE