“Wax Xukuumad La Yidhaahdo Oo Aanu Aqoonsanahay Ma Jiri Doonto Marka Ay Gaadho 26 June”

Hargeysa, (SLpost)- Siyaasi Rashiid Aaden Dheri oo ahaa afhayeenkii ururkii XAQSOOR ayaa ka hadlay khilaafka siyaasiga ah ee ay sababtay muddo kordhintii ay sameeyeen golaha guurtidu. sidoo kale waxa sheegay inaanay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo aqoonsanayn wixii ka dambeeya 26 June.

HALKAN KA DAAWO RASHIID AADEN DHERI OO MAANTA WARBAAHINTA LA HADLAY

https://youtu.be/Cjuz8d7L6Ew