Wasiirrada Arrimaha Gudaha & Diinta oo kulan la qaatay Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta kulan la qaatay Xildhibaannada Golaha Deegaanka Hargeysa.

 

Kulanka oo ku qabsoomay Xarunta Dowladda Hoose ee Hargeysa, waxa goob-joog ka ahaa Hoggaanka Golaha Deegaanka ee Caasimadda oo uu hoggaaminayo Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid SOLTELCO iyo qaar ka mid ah mudaneyaasha Golaha Deegaanka.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE