Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo ka hadlay Xaaladda Wasaaraddaas iyo Duruufaha ku gedaaman

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Cismaan Saxardiid (Caddaani), ayaa ka hadlay xaaladda Wasaaradda warfaafinta iyo khilaafka u dhexeeya shaqaalaha wasaaraddaas ee dhawaan shaqo-ka-joojinta lagu sameeyey iyo Masuuliyiinta.

Warkan oo faahfaahsan, Muuqaalkan hoose ka Daawo