Wasiirka Waraafinta Oo Dhaliilo U Jeediyey Xirsi Iyo Cabdiraxmaan Cirro

(SL.Post) Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu dhaliilo culus u soo jeediyey hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Musharraxa Madaxweyne ee xisbigaas  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

download-1

 

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net