Wasiirka Gaashaan-dhigga iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka oo ka hadlay Doorashada Puntland iyo Xaaladda Ammaanka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaashaan-dhiigga Somaliland Md Ciise Axmed Yuusuf iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo maanta si wada-jir ah shir-jaraa’id ugu qabtay magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyo amni-darro oo maamul-goboleedka Puntland ka wadaan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa fadhiisin u ah Ciidanka Qaranka, waxaana sannadkan gudihiisa ka dhacay halkaas dagaallo dhexmaray ciidanka Qaranka iyo ciidanka Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE