Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Guddaha Oo Xilkii La Wareegay

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka cusub ee Wasaarada arrimaha guddaha oo dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Siilaanyo Yaasiin X. Maxamuud  Xiir (Faratoon), ayaa xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Cali Maxamed Warancade.

 

2-7

 

 

 

1

1

Munaasibada lagu qabtay Xarunta Wasaarada arrimaha guddaha, waxa ka soo qayb-galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka iyo marti sharaf kale.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.Hargeysa