Wasiirka Caafimaadka oo Furay Qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa iyo Muhiimadda ay leeyihiin

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye ayaa maanta xadhiga ka jaray qaybta caafimaadka Indhaha ee Cisbitaalka Guud ee hargaysa, taasoo muhiimad weyn u yeelanaysa Bulshada Somaliland.