Wasiirka Caafimaadka oo Dhagax-dhigay Cusbitaal Laga Hirgalinayo Deegaanka Toon

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa saaka deegaanka toon ee Magaalada Hargeysa ku dhagaxdhigay Cisbitaal iyo xarrun caafimaadka lagu dhigan doono oo weyn islamarkaana ay hirgalinayso dawladda Ingiriisku. Cisbitaalkan ayaa sida ay sheegeen dadka dhisidiisa ka qaybqaadanayaa lagu wadaa in uu noqodo Cisbitaalada ugu weyn geeska Afrika

Halkan Ka Daawo Warkaas oo Muuqaal ah: