(SL. Post) Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faraton) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu muddo kooban dalka dibadiisa ugu maqnaa,waxaana Wasiirka soo dhaweeyay xubno ka tirsan golaha Wasiirrada iyo masuuliyiin kale oo Xukuumadda ka tirsan.
Halkan ka daawo.
Somalilandpost.net