Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Goob-joog Ka Noqday Madal Lagu Dhaariyay Laba Ardaa Oo Ku Dagaalamay Deegaanka Bacaha

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka wasaarada arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo ku sugan gobolka Sanaag, ayaa ka qayb-galay madal maanta lagu dhaarinayay  madaxdhaqameedka iyo waxgarad ka soo jeeda laba beelood oo dhawaan ku dagalaamay deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag.

 

 

 

hqdefault

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

 

 

Somalilandpost.Hhargeysa