Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo ka Warbixiyey Natiijada Socdaallo uu Isaga Dab-qaaday Waddamada Uganda iyo Imaaraadka (Daawo Video)

Abu Dhabi (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa tafaasiil ka bixiyey kulamo uu la qaatay Masuuliyiinta iyo Ganacsato ka tirsan waddamada Uganda iyo Imaaraadka Carabta.

QH6A9649Md Maxamed Biixi Yoonis oo wakhtigan ku sugan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, waxa uu sheegay inuu kulan is-afragad buuxa ay ku gaadheen uu la yeeshay dhiggiisa waddanka Uganda, halka sidoo kale uu sheegay inuu shalay kulankii u dambeeyey la qaatay Ganacsade weyn oo ka tirsan Qoyska ka taliya Imaaraadka Carabta.

HALKAN KA DAAWO WASIIRKA

SOMALILANDPOST.NET