Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka hadlay Gudo-galka Heshiiska Shirkadda Ballore iyo Turxaan Bixinta Khilaafka Kulmiye

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka hadlay Gudo-galka Heshiiska Shirkadda Ballore iyo Turxaan Bixinta Khilaafka KulmiyeHargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa daboolka ka qaaday inay xukuumaddiisu ku qanacday wax-qabadka iyo dhinaca maal-gashiga ee shirkadda Ballore, ka dib markii isaga iyo wefti xukuumadda ahi u kuur-galeen baaxadda maal-geshi ee shirkaddani ka hirgelisay dekedo ku yaala waddamada Qaaradda Afrika, gaar ahaan Badhtamaha iyo galbeedka qaaradda.

DAAWO

SOMALILANDPOST.NET