Wasiir Xaglotoosiye Oo Isaga Oo Buuhoodle Ku Sugan Amar Ku Bixiyay Inuu Cali Khaliif Galaydh Ka Baxo Deegaankaas

Buuhoodle(SLPost)-Wasiirka Caafimaadka Saleebaan Ciise Xaglotoosiye ayaa iyaga oo ku sugan magaaladda Buuhoodle isla markaasna meel fagaare ah kala hadlaaya shacabiga magaaladaas waxa uu amar ku bixiyay inuu deegaankaas ka baxo Cali Khaliif oo dhawaan halkaas soo gaadhay.

halkan hoose ka daawo